Видео


Ana baajin maaye Magool iyo Kuluc



Ana baajin maaye Magool iyo Kuluc SmS SomaliMediaStation


Просмотров: 260887
Добавлено:
Длительность: 4:57
Комментарии: 39

Тэги для этого Видео:



Найти больше видео в категории: "10"
Видео загрузил:
Показать больше видео, загруженных


Комментарии:

Автор Saleban Nur ( назад)
wooooow yaaasalaam waala heesaa ama la aamusaa allow idiin naxariiso maanta
way iga hooseeyaane

Автор Hassan Qasim ( назад)


Автор mohyidian mohamed (558 лет назад)
Gabayga. Hadrawi 

Автор Habo Sharaf ( назад)
Alla yaa raxma magool iyo kulul ila ahay naxaristada janis ha deeqo


Автор Sfggh Dgghhj ( назад)
Afka
Somali.wa.celme.2

Автор Sfggh Dgghhj ( назад)
Af.kasomaliga.barta

Автор shakir farah ( назад)
Umadi inay xadaarad iyo qiimo yeelato kama maranto inay hesho meel afkeedu
ku tana qaado. Afka somaligu wuxu ahan jirey qani sida heestani ka
tarjumeyso. Manta, afkeenu meel xun ayuu ka sii laadlada in aan badbaadino
hadii aan rabnona waa inan ka koro waxaan dhulkeeni u diiday inu dego ee
qaybsanaanta ah. ilahy dadkeena wixii dhintayna ha u naxariisto waxa noola
ilahay ha isu sakhiro. Amin Amin

Автор ‫ساره الشيبه‬‎ ( назад)
حنجرة من ذهب انها أم كلثوم الصومالية حليمه خليف الله يرحمك .

Автор kiin Ahmed ( назад)
Kolaayi beerka iyo wadnahaad ku talaa igamana baxaayside hebel dacaroow
kkkkkk

Автор layla ahmed ( назад)
magalada badiyo buur baashad ka joogtaba siday uga bidhaantad adigu
barbartii baxasanoow ku noqotee sidaad iigu baaqdan u ban banin xaajada
kana baydhi maaye haka baqanin waxba kama badalayoo hadan ilahay beenayn
ana baajin maye. yaa rab good old days ayaan xasuustay

Автор zuweeys ahmed ( назад)
AR WAAD MAHADSANTAHAY, SXB JECEL WAAYO AYAAD NAGU KAAKICISAY!
JECEL, Ak47, ayaa la,ladhacaa hada jecel warkiis mayaalo! jaceylkii

Автор SuperAbdul0000 ( назад)
Tallo- dhibadlayaashu waad mahadsantihiin, waxa farxad ii ah anoo arka dad
somaliyeed oo qoreyn cay iyo aflagaado waad mahadsantihiin EBBE ha u
naxariisto Xalimo.

Автор Nasro Omar ( назад)
I love her she can sing

Автор Cabdicasiis Cumar ( назад)
kuluc

Автор sacdiya abdullahi ( назад)
woooooooooooooooooow caleek caleek waa hees aad umacaan alayaraxma magool
kulucnah cimrigaaga alaha dhereeyo waayo fanaaniin waa kuwii hore heesanah
waa kuwii hore un

Автор DHASHEEKE BAIDOA ( назад)
maama magool always classic 

Автор Abdikarim Aden ( назад)
qadiimi ilaahay haw naxariisto xaliimo khaliif

Автор MrLooyaan ( назад)
Yaasalam Yaasalaam beerka iyo bogaad igaga taalaa igana mabaxeyside
balanteenii haburburin abayo hadii ilahey beenin ana baajin maayee
Aleeylahe Waaa Erayo Qiimo Badan Magool Allayarxam & Ustaad Mohamed Ahmed
Kuluc.

Автор SAYID ABDALLA ( назад)
BALANKII HA BAA JIN

Автор Shabeell Jibraaiill ( назад)
Qaraami

Автор hassan gatarah kahil ( назад)
قمه الابداع حسن السوداني الله يرحمها

Автор hassan gatarah kahil ( назад)
gooooooooooooooooooooooood

Автор hodan hussein ( назад)
WAHESA XIKAMAT IYO DAREN LEHE WWWWWWWWWWWWWW WANA OYAY HESTAN
WLEEEEEEEEEEEEEE NIC ILAHAY HAU NAXRIS TO MAKO

Автор coolnafisa nafisa ( назад)
top song ilhow ku naxariso

Автор Wiil birjeex ( назад)
amazing voice no body can fill her shoes,may ALLAH forgive her and grant
JANNAH amiin amiin

Автор Cabdi Raxmaan ( назад)
Xusuus heestan waxan ku xasuusta sxbkey Idiris Cabdule Camalow

Автор Nureim Hassan ( назад)
magaalada bad iyo Buur meesha ka joogtaba,,sidey uga bidhaanta adiguna
barbaarti baxsnow ku noqotee,,sidaad iigu baaqdaa u balanboolin xaajada
kana beyrin maayee haka baqanin waxba kama badalayoo hadaa illahey beeneyn
aneh baajin maaye

Автор Yuusuf Bambaas ( назад)
waaaw allaah u naxariisto fanaanada codka layaabka ah leh

Автор Cali Dheere ( назад)
1000 Yrs danbe haddii Soomaalidu heeseyso ... ha ka yaabina in ay gaadhaan
kuwii hore . LOVE KULUC iyo MAGOOL (aun)

Автор abdi samad eynte Cismad ( назад)
waaaaaaw.... allah ku naxariisto...

Автор galbeedful ( назад)
i like this song, can any one write the lyrics please, specially those
words said kuluc I can't get some of them!

Автор cali cade ( назад)
cadi maha

Автор zuweeys husni ( назад)
@mrlii45 *********** kkkkkkklkkkkkkkkk waa kula qabaa fikradaas ileeyn
ksligsy mssshsn******* kues hsda caac leya aniga ma, ba dhegeysto wax alla
waxay sheegayaan xataa hadeey heestaan qaadan ama kuwii hore oo ay coppy
ka, sameeyaan ****** iga dhaqaaji kuwaaas.

Автор Gari Koonbe waa garac YEAH ( назад)
heesta caadi mahan

Автор Aiosman Osman ( назад)
Allaah ha kuu naxariisto Xalimo Khaliif. Waa hees aad u wanaagsan. I really
liked

Автор Mohed Khalir ( назад)
kuluc ilaahay cimri dheer haku siiyo . nin aad loo jecel yahay oo dhinaca
jilitaanka ku wanagsan ayuu ahaaa. waxaa u dheeraa nin degan ayuu mar walba
jili jiray halka bino nuura ayaduna ay jili jirtay marwo

Автор Eng nurkaafi ( назад)
afkaani caano lagu qabay , alloow u naxariiso magool hooyadii fanka , cimri
dheer iyo caafimaad aabihii masrxa suugaanta iyo fanka kuluc

Автор mrlii45 ( назад)
Waxana heesa dadka qaaaaaaaaaaq iska Yiraa sanadkan may ku daydaaN kuwan
ama iska aamusaaaan,,kuluc cimri barakaysan, magoolna allaha u
raxmado.........amiin

Автор cunaaye jaamac qooqane ( назад)
axyaa qaraami waa kaas dadkii la yaqaanay alle ha kuu naxariisto xalliimo
kululcna cibaado suuban

Вставка видео:

URL 
Ссылка 

Поиск Видео

Top Видео

Top 100 >>>

Видео

Seo анализ сайта