Видео


xuska nabiga SCW ma banaanyahay? Umal, Maxamed Rashad, Umar Faaruuq -



mowliidku, qabuura caabudku, birth daygu, kama sugnaanin nabiga saw

Рейтинг Рейтинг Рейтинг Рейтинг Рейтинг
Просмотров: 13,324
Добавлено: 4 года
Длительность: 7:37
Комментарии: 18

Тэги для этого Видео:  



Найти больше видео в категории: "Education"
Видео загрузил: ali alii
Показать больше видео, загруженных ali alii


Похожие видео:

Sh Muxyidiin Xassan Ayaanle oo u Jawaabay (Umul).Qaybta 1aad
Рейтинг Рейтинг Рейтинг Рейтинг Рейтинг 
Просмотров: 9180
Shiikh muuse Cadde wacdiga Qeybta 3-aad 1431-7.03. 2010.MPG
Рейтинг Рейтинг Рейтинг Рейтинг Рейтинг 
Просмотров: 15106
Munaasabada mowliidka nabiga NNKH oo lagu qabtay dalka holland gaar ahaan magaalada DEN HAAG , waxaa soo qabanqaabiyay jaaliyadda soomaaliyeed ee...
Xuska Mowliidka Ohio Columbus USA
Рейтинг Рейтинг Рейтинг Рейтинг Рейтинг 
Просмотров: 31652
XAQIIQDA XUSKA MOWLIIDKA
Рейтинг Рейтинг РейтингРейтингРейтинг
Просмотров: 6299
XAQIIQDA XUSKA MOWLIIDKA
MUXAADARADA MOWLIIDKA EE DALKA HOLLAND QEYBTA 2-AAD.wmv
Рейтинг Рейтинг Рейтинг Рейтинг Рейтинг 
Просмотров: 32185
SU'AALO IYO JAWAABO CUSUB SH MAXAMED CABDI UMAL XAFIHUDULAH
Рейтинг Рейтинг Рейтинг Рейтинг Рейтинг 
Просмотров: 135117
www.albedar,wordpress.com
Siirada Nabiga Scw Cashirka 20 aad Sh Mustafa X Ismaaciil
Рейтинг Рейтинг Рейтинг Рейтинг Рейтинг 
Просмотров: 8620
www.albedar.wordpress.com
Khisada Nabi Yusuf - Sheikh Saalax
Рейтинг Рейтинг Рейтинг Рейтинг Рейтинг 
Просмотров: 28355
The story of Prophet Yusuf lectured by sheikh saalax
Mowliidka Qaybta 1AAD
Рейтинг Рейтинг Рейтинг Рейтинг Рейтинг
Просмотров: 9778
Waxaad daawanaysaa qaybtii 1aad muxaadarooyin taxane ah oo sheekh SHIBLE oga hadlayo Bidcada gaar ahaan mowliidka nabiga saw. Muxaadaradaan oo lagu...
Xuska Nabiga NNKH Shiikh Abdiqadir Xaashi{Baajuuri} iyo Shiikh Yussuf {Koraaye}
Рейтинг Рейтинг Рейтинг Рейтинг Рейтинг 
Просмотров: 5319
Shiikh Abdiqadir Xaashi{Baajuuri} iyo Shiikh Yussuf {Koraaye}
Sh Muuse Cade xuska Mowliidka Nabigeena NNKH
Рейтинг Рейтинг Рейтинг Рейтинг Рейтинг 
Просмотров: 37107
Caalimka weyn Sh Muuse Cade oo ka jawaabay suaalo badan oo ku aadan xuska dhalashada nabigeena Muxamad Nabadgalyo iyo naxariis korkiisa ha ahaatee.
Sheikh Mohamed Umal iyo Bidcada Mowliidka
Рейтинг Рейтинг Рейтинг Рейтинг Рейтинг
Просмотров: 11593
Sucaal waxad udiri kartaa sheikha oo joogo Magalada Nairobi, Kenya telephone ka fiiri shaashada. Hadi ada sucaal qhabtee an dirso sucaala Sheeqa o...
Ferjiga ma ii leefi karaa ninkeeyga -Waagacusub Tv.mpg
Рейтинг Рейтинг Рейтинг Рейтинг Рейтинг 
Просмотров: 235987
http://waagacusub.com - Waa su'aalo iyo Jawaabo diini ah oo Sheekh Maxamud Cabdulle Cariif ka jawaabay
Mowliidka Nabiga NNKH By SYAO
Рейтинг Рейтинг Рейтинг Рейтинг Рейтинг 
Просмотров: 47932
Baraarujinta caaqilka Sh UMAL
Рейтинг Рейтинг Рейтинг Рейтинг Рейтинг 
Просмотров: 60554
Waxaad daawanaysaa muxaadaro talooyin siinaysa qof walba oo caqli leh uuna soo jeedinayo sheekhanaa alfaadil Sheekh Muxammed Cabdi Umal ilaah ajar...
Nabi Amaan Mohamed Yaa Rasuulalaah (CSW) - Shiikhul Birri
Рейтинг Рейтинг Рейтинг Рейтинг Рейтинг 
Просмотров: 88114
Visit http://www.bartamaha.com/ Your Gateway to Somali News and Entertainment.
Warbixin Xuska Dhalashada Nabiga SCW By Baafo Australia 04 01 15
Рейтинг Рейтинг Рейтинг Рейтинг Рейтинг 
Просмотров: 3832
Haweenta saalixada 8
Рейтинг Рейтинг Рейтинг Рейтинг Рейтинг 
Просмотров: 61333
www.somaliradiolive.com Haweenta saalixada 8
Muxaadaro Dabeecadda nabiga (SCW) iyo dayashadiisa Q1AAD

Просмотров: 3735
Waa muxaadaro siiradda nabiga ah ee ka faiideyso. Filimkan oo tayo leh ka daawo http://www.sonna.net
sheekh umal su'aalo iyo jawaabo qaybtii 2aad
Рейтинг Рейтинг Рейтинг Рейтинг Рейтинг 
Просмотров: 93373
sheekh umal su'aal jawaab suaalo iyo jawaabo wadamxaaro media
sheekh cumar faaruuq (Ninkayga iyo Waalidkay kee xaq weyn ?)
Рейтинг Рейтинг Рейтинг Рейтинг Рейтинг 
Просмотров: 29481
waa nadwo fiqhi ah oo lagu qabtay wadanka sweden 1996kii magaceedu wuxuu ahaa qoyska muslimka ah ilaahay s.w.t.haw naxariisto sheekh cumar faaruuq
Mowliidka sh umal Muxuu kayiri ????? Daawo oo maqal
Рейтинг Рейтинг Рейтинг Рейтинг Рейтинг 
Просмотров: 33421
Mowliidka - Umal, Maxamed Rashad, Umar Faaruuq | isbedel.com
Рейтинг Рейтинг Рейтинг Рейтинг Рейтинг 
Просмотров: 166726
http://isbedel.com | http://youtube.com/TazkiyahNET Afghanistan Albania Algeria Azerbaijan Bahrain Bangladesh Benin Brunei Darussalam Burkina...
sh,maxamed cabdi umal
Рейтинг Рейтинг Рейтинг Рейтинг Рейтинг 
Просмотров: 8330
muxaadaro qiimo badan ee dhagaysi wanaagsan
ogeysiiska mawlidka nabiga 2011
Рейтинг Рейтинг Рейтинг Рейтинг Рейтинг 
Просмотров: 16247
ogeysiis!!! mawlid ka nabiga scw. waxaa laqaban doonaa February 19 2011 waxaana lagu qaban doonaa Minneapolis MN convention center. waxaa kasoo...

Комментарии:

Автор Khadra Nor (1 месяц)
Kuwaan culumo maahan ilaahay dadka hakaqabto wahaabiyada 

Автор Maxamed Daahir warsame (3 месяца)
iqwaaaaaaniii culumada aflagaaaadada halaga daaaaayo

Автор mukhtaar wayso (7 месяцев)
ilaahaw xaqa na waafaji waxba garan maynee noona fududee dinta barashadeen
aan kala saarno culimada

Автор iskka isso (2 года)
kuwaan sheq isu sheegaayo oo mushahar lagu siiyo inay xaaram tameeyaan
saliga nabiga, waa munaafiqiin oo diinta inay dudumiyaan loo soo diray
waaye,

Автор iskka isso (2 года)
SIIRADA NABIGA saxaawada way aqrin jireen , idinka hadaaa jaahil katihiin
kutubta islaamka ad moodeen 4 taas maxamad ibnu wahaab idin soo baray ad
asaga na xustiin xuska nabiga na diidaan , idinkoo sali meel isu timaadeen
oo nabiga kusalineeesaan yaa arkay, inta kuwaan sheeq u haasta allah
hanuuniyo aamiin

Автор suheyba abdi (2 года)
walee dadka kuwan culimada ka dhiganayoow gooraan goor aheyn oo waagu
idinku baryay ayaad boodboodi doontaan oo talo farihiinna kabaxday waad
arkidoontaan goordhaw waxey idin dhihidoonaan gabdhihiinaa idiin xalaal ah
waxaana idinkugu xigta in ay idin dhahaan ilaah majiro subxaanaallaah.
waxaana u daliil ah qof nabiga weynentiisa inkiray ilaahna wuu inkiray
malse dadka kuwaan wax kadhageysto in ay xayawan kale yihiin markey xaflad
maxmed c/wahab dhigayan mey kuqabsadan tii nabiga csw away dhahan

Автор suheyba abdi (2 года)
llaahey idin soo qabay shayaadiinta isa soo baheysatay. waxaase layaableh
dadka kuwan wax qaadanayo wexeey yiraahdeen salaada maqrib iyo cishe
waalaysku dari karaa hadaad aroortii shaqo u kaleheysid..wexeykaloo
beeniyeen weyneentiin nabiga CSW waraabihii bey umada u xalaaleeyeen
ilaahoow kuwaan naga soogaar adigaan kuu gar sheeganaye.

Автор abdullahi abdi hussein (1 год)
waxaa is weydiin leh afartaan tuugo ee isu timid mala arkay ayagoo
wardinaayo oo tusbax ku wardinaayo ama farahooda ku wardinaayo. maxaan uga
dayanaa? diinta siday rabaan ayay u rogrogaayaan mar ay xusaan ina
cabdilwahaab. xuskii nabi muxamedna ay diidaan . mar ay yiraahdaan hilib
waraabe ayaa banaan . mar ay yiraahdaan naagtaada weyso kaama buruso iyo
waxyaabo kale oo aan halkan ku soo koobi karin tuugadaan allaha naga qabto

Автор Hugo Gonzales (2 года)
Wadaadkasta aayad buu wataa wasayeshee yaasaxsan???? ilaahay wana tuso
xaqa!!

Автор Jimale Mahad (2 года)
Some of the khalifs like khaliph abubakr and omar didn't know the
compilation of the quran into compete book but it is done later at khaliph
uthman time so was it wrong to do so ........ Use your logic and common
sense Allah hasoo hanuuniyo kuwan culima is ku sheega ah. Ameeeen...

Автор rashid abdi Rashiid (3 года)
subxaana laah waa run shuyuuqda somaliyyed weey ka yaabiyeen qolada
moowliidka sameeysa wax daliil uma hayaan waa run moowliidka asal diinta
raad kuma laha diinta wax daliil ahna looma hayo ee dadoow ilaah ka cabsada
inshe alah

Автор Abdirahman Osman (2 года)
oo cumar faaruuqne ileen reero faan buu ahaa. Aniga fiqi laiguma gaaro
miyuu yiri.

Автор iskka isso (2 года)
mowliid waa dhalasho , bisha mowlid na waa bisha nbiga scw uu dhashay,
maxaa lasameeya hadaa, waxaa lasameeya siirada nabiga baa la caqriyaa iyo
waa lagu saliyaa, in nabiga lagu saliya na ayaad quraan baakusoo dagtay ,
hadaa jamaaco loogo saliyo malaa ik baa soo dakto oo dembi dhaaf illah
uweydiineeso dadkaas, salaada kali lagu dukto iyo jamaaco keeba qeerbadAN,

Автор Abdirahman Osman (2 года)
kuwaan qofkaan xaqa fahansaneen unbeey qaldi karaan. walee aniga ima
qaladaan umal iyo asxabtiisaba

Автор mohammed fara (2 года)
umal nabi iyo wixii wahaabiya ahba waxa looga taag laayahay nabi muxammed
laakiin nin ku dhiiraday nabi muxamed lama amaani karoa lamana xusi karo
walle halkuu cadaab ka galibaa iswaydiinle nainkii wax ka qaata ama
caamanimo ha uga qaato ama qabyaaalade adna waad hoogan tahayy

Автор Honey Love (2 года)
Wahaabi alle idin cadab munafiqin la isku kenay badtihiin uff

Автор daalas1 (2 года)
labo jaahil baa tihiin adiyo shaydaankaan shiikh ma ahane

Автор Abdikadir Haji (1 год)
qawaarijtaan mukafariinta alla maxey cadeeysteen naceybka xabiibka CSW hum
sharru khalqi wal khaliiqati. yaa towxiid qeybiyay gaalka ina cabdiwahaab
aanan ahayn mise wuxu nolaa qarnigi afaraad ka hor duli suaashaas waxan
weydiyay qawaarijta

Вставка видео:

URL 
Ссылка 

Поиск Видео

Top Видео

Top 100 >>>

Видео

Seo анализ сайта