Видео


Hobalada Waaberi




Просмотров: 150958
Добавлено:
Длительность: 7:28
Комментарии: 32

Тэги для этого Видео:



Найти больше видео в категории: "24"
Видео загрузил:
Показать больше видео, загруженных


Комментарии:

Автор Muhiyadiin mohamed ( назад)
fanku waa fankii hore fanaan waa fanaankii hore ceesha calaa fanaaniin

Автор Soomaali Isaaq ( назад)
War waxa imanaya abwaanadu waa garanayeen wallee sida halkan iiga muuqata
Alloow maa wax lagu qaato waagaa


Автор Abdi maajid Abdullaahi ( назад)


Автор ahmed sahal ( назад)
Walaahi waxbadan bay hoboladu uga digeen umada colaada iyo qabiil xumada
laakiin kaligii taliyihiibaa umada waxaa baday

Автор axmaaaad ( назад)
Dadka maxaa benta ugu shegesaan was 1992 shirkii itobiya hestana waxaa
alifay abwaan maxamed cali kariye maha 1989

Автор Abukar Macalin Taako ( назад)
Insha allaha illah baa nosocelin karo nabadda

Автор محمد عبدالله ( назад)
hadal run iiga dheh tolow ma ogaayeen

Автор محمد عبدالله ( назад)
fanaaniin iga dheh hadalkooda hdii la qaadan lahaay saan naguma dhacdeen

Автор kaise mohamed Adem ( назад)
kkkkkkkkkkkkkk maantaa si live loo arkay wixii maalintaa laga hadlayay

Автор yaxye xaashi ( назад)
walaalayaal hadaad adingu hada baraarugteen dadka somalidu waligood dagaal
iyo qax ayeey ku jireen haday meeli nabad tahay meelbay colaadi kajirtay
suugaanyahanaduna wax aydnaan adinku dareemayn ayeey dareemayaan hadaad
moodaan in uu qofka suugaanyahanka ahi qof caadiya oo adiga kula mid ah aad
moodo ,ma ahan laakiin maskax ahaan wuu kaa horeeyaa qofka cadiga ah
wuxuuna leeyahay dareen gaar ah oo uu umada kale kaga duwanyahay

Автор Kaym Yusuf ( назад)
taas is weediyee wlhi

Автор Ali Nur ( назад)
erayadaan xagee Soomaalida ka mareen

Автор t6f ( назад)
Wooow Waaberi Super group.

Автор aliwaran ( назад)
Anigu Heestan Garan Maayo Wax Aan ka idhaahdo oo faallo ah aan ka ahayn
ILMO INDHAHA KA QUBANAYSA! Waxan Ahaa dadkii waqtigaas Feb1988 ay
waaninayeen Hoobaladu laakiin markaas nooma muuqan waxay ka hadlayeen iyaga
iyo dowladdii shaqadan u dirtay midna.Dhallinyaroow weligiin danbe ha ku
fekerina inaad fidmo kicisaan xataa haddii dowlad xumi dhalato teegaara.
Bal macnaha heestan dhuuxa siday u waafaqsan tahay diinteenna iyo waddada
horumarka adduunku ku gaadhay innana diiddan nahay.

Автор Mursal Abdirhman ( назад)
yasalam waxbaa kadhacey hi days

Автор MrLafoole1 (92 года назад)
soomaalidu markay wax dhacaan ayeey dhahaan alla maxaa nagu watay bal
heestan fiiri markii laqaaday maanan dhalan hadana waxa maanta ka dhacay
soomaaliyaa ayeey ka wii waramaysay

Автор Cabdiqanni Hassan ( назад)
barwaaqadu iyo nimcadu way ka fara baxdaaaaaa....Waa ta inagu dhacday
walleeeee.

Автор megayaab1 ( назад)
Walleee waa hees naloogu digayay wixii nalaga celinayay waan helnay soow
maaha

Автор Omar Abdi ( назад)
Waaberi way ku mahadsan yihiin heestaan. Somalia waa diiday inay nabad ka
shaqayso.

Автор 1010847 ( назад)
Gacal aduun yaale gaabo lee waaye gadaal maloo raace. ( aun) kiler

Автор Ahmed Hassan ( назад)
waleeeeeee waxbaa ka dhacay caku hobalada waaberi caadi ma aheyn lkn
su'aasha taagan ayaa waxay tahay iyaga oo kale ka fiican sugiba meynee
ayaga oo kale miyeey soo bixi doonaan waa hadii mustaqbalka aan helno nolol
tan ka fiican dadkiyoo qurunka ka baxay iyo dalkiyoo nabadoobay

Автор kismaio ( назад)
alla colaadi ba'anaa alla colaadi ba'anaa waxay boqonta goysaa bahda wada
jirkeeda. abwaanka heesta allifey waxbuu saadaaliyey waqtigaas ,, war
illeen ma riyuu ku arkey waxa dhici doono 1991 ka. amadeo,

Автор qaran yare ( назад)
wah wah waa beri samaadki cadi ma ahan waxaa la yaab leh hassan adem sida
uu u dalbanaayo heestaa marka aay hooriiska ma rayso dhalinyarada kale

Автор Sajokal Horseed ( назад)
@hassanahmedw heestu dhawr bilood bay iga wayntahah lool waa machallah !

Автор mohamed mahdi ( назад)
Waa berigii somalia noolayd, hada waa meyd . Tolow ma soo noolaan kartaa
mardanbe?

Автор Abdiqadir warsame ( назад)
wakhtigu waa 1989kii oo dagaal ba ani ka socday goladii waqooyiga la odhan
jiray

Автор Bashir M Jama BAGAL ( назад)
ASC Dhamaan, waxaa iga yaabiyay heesta waxaadba moodaa in la qaaday 2011,
SOOMAALAAY ilaah ka cabsada oo qabiilka naga daaya haduusan qabiil
caadifadii jirin saan meeynu ahaaneeyn Mahadsanidiin

Автор puntlander ( назад)
soomaliyay gacnaha in qabsada oo dalkiinnii dib u dhissa .... waa wax
macquul ah oo dhici kara yaan la quusan soomaali way soo noqon wallee !!!

Автор generaale ( назад)
Mahadsanid Hassanahmedw

Автор abdullahi1988 ( назад)
waa national theater ama golaha murtida iyo madadaalada saan u fahmay
meeshaan wacdaruhu ka dhacayo

Автор hassan ahmed ( назад)
waqtigu waa february 1988 , muqdishu

Автор abdullahi1988 ( назад)
aleelehe waxbaa kadhacay war ninyhow HASANAHMEDW waxaad tahay nin cajiiba
oo kaydkii hobalada soomaliyeed oo dhan haya, waxaa ila cajiiba sida
samatar u guuxayo iyo fanaanka kale oo waayihii danbe lagadabadhacay waa
SHAMUURI 5:15 asagoo dhex boodaya fanaaniintii qaran sida juba, ishaar olol
m.x. barow iyo kuwa kaloo badan maadama aysan cameradu si wanaagsan u
qabanayn wajigooda sxb aad baad u mahad san tahay runtii waa heesaha
wadanigaa kuwa uugu horeeya walina hada kohor heestaan ma daawan

Вставка видео:

URL 
Ссылка 

Поиск Видео

Top Видео

Top 100 >>>

Видео

Seo анализ сайта